Site icon Qaamuus

ereyga

Biriwax

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld biriwixid.

Biriwax

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; -wixi)

Qaylo iyo sawaxan samayn (caruur). ld birikinnaas².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biriwax

birikinnaas | biriwixid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version