Site icon Qaamuus

ereyga

birmasho
(m.f.dh)

eeg birmo. ld birmad (3).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh birmasho

birmad [m.l]
1. Gargaar degdeg ah oo meel ay dhibaato ka dhacday kaalmo ahaan loogu diro. 2. Ciidan hubaysan oo lagu xoojiyo ciidan kale oo dagaal ku jira ama dhibaataysan. 3. ld birmasho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version