Site icon Qaamuus

ereyga

birmo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-maday, -matay)

Meel dhibaato ka aloosantay si degdeg ah ugu ciidamid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh birmo

birmasho [m.f.dh]
eeg birmo. ld birmad (3).

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version