Birqalax
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga:1. Bir jajab ah oo duug ah oo aan waxtar lahayn. 2. Dad aan karti lahayn oo waxtarkooda yaryahay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga birqalax ↴
xashin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg