Site icon Qaamuus

ereyga

Birre

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Miiqyo dhuudhuuban, cawska fiidiisa ka baxa oo markay qallalaan wax mudi kara. 2. Qolofka badarka qaarkii sida bariiska ku rogan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga birre


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version