Site icon Qaamuus

ereyga

Bisayl

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Cunto dab lagu farsameeyey oo gaartay heerkii lagu cuni lahaa. 2. Miro iwm marka ay gaaraan heerkii lagu cuni ama la guran lahaa. 3. Waaya-aragnimo dheeraad ah oo la yeesho. 4. ld bislaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bisayl

bislaan | bislayso | bislee | dhuundhuun |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version