Bishkil
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)Qori yar oo xalleefsan mayrax iwm oo dalool yar la agu gufeeyo. ld bishil¹.
Bishkil
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ilay, -ishay)Tigin ama qori yar oo wax ku shakarid, ku adkayn. ld bishil².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bishkil ↴
bishil | bishil | bishilid | bishkilid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg