Bisil
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-slaa, -slayd)1. Cuno, wax heerkii lagu cuni lahaa gaarey ahaansho. 2. Miro iwm wax heerkii lagu cuni lahaa gaarey ahaansho. 3. Qof waaya-aragnimo dheeraad ah leh ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bisil ↴
yaanyo | naajaxsan | bislaan | bislow | caqliyayso | dhuubaan | dhuundhuun | dhuundhuun | fookhad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg