Site icon Qaamuus

ereyga

Bisturi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(daaw.) Middi yar oo takhtarku u isticmaalo qalliinka, lehna af qalloocan ama af toosan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bisturi


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version