biyabbeel
(m.l)1. B. ah: badar la karinayo oo isaga oo aan weli bislaan biyihii ka dhammaadeen. 2. ld biyabbeelid.
biyabbeel
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-eelay, -eeshay)Dheri karsamaya biyo ka dhamaasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh biyabbeel ↴
biyabbeelid [m.f.dh]
eeg biyabbeel². ld biyabbeel¹.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg