biyabbiyo
(m.l)ld biyabbiyood.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh biyabbiyo ↴
biyabbiyoobid [m.f.dh]
eeg biyabbiyow². ld biyabbiyow¹.
biyabbiyood [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
B. ah: wax biyo ka badan lagu daray ama biyaha u eg. ld biyabbiyo.
biyabbiyow [m.l]
Ku daridda badar lagu daro biya ka bateen noqosho. ld biyabbiyoobid.
biyabbiyow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Wax biyo ka bateen noqosho.
xargag [m.l]
1. Wax biyabbiyo ah, sida dhiigga, is-qabsadkooda. 2. Wax caato darteed, la engega, isku soohma. 3. Kawrax; engeg. ld hargag¹, xarkag¹.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg