Biyadhac
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. ld biyadhaceen. (-cyo, m.dh) Qar sare oo biyaha qulqulaya ay ka daataan. 2. (-cyo, m.dh) Meel godan oo biyo qabatin leh oo qar, buur iwm ku hoos taalla. 3. (-cyo, m.dh) Go'aan; duluc; murti. 4. ld biyadhicid.
Biyadhac
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday; -dhici)Xoolo meel biyo leh ka harqasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biyadhac ↴
biyadhaceen | biyadhicid | xiinto |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg