Site icon Qaamuus

ereyga

biyadhig
(m.l)

Roob da'ay biyaha dhulka korkiisa uu kaga tago; xareed dhulka waran.

biyadhig
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gay, -gtay)

Roob da'ay biyo dhul ku dhaafid; roob xareed dhul warid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh biyadhig

biyadhigid [m.f.dh]
eeg biyadhig².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version