Biyafariisin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)Dhul godan oo biyo qabatin leh. ld biyafariisad.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biyafariisin ↴
biyafariisad | xin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg