Site icon Qaamuus

ereyga

biyajiid
(m.l) (-dyo, m.dh)

1. Raadka daad ku reebo meel uu maray. 2. B. ah: rati muddo dheer la rarayey oo aan hilibkiisa la cuni karin adayg awgiis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh biyajiid

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version