Site icon Qaamuus

ereyga

Biyantooni

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyaal, m.l/dh/-iyo, m.dh)

Nin shaqo-hoosaad ka qabta xafiisyada oo munshaar ku qaata. ld biyatooni.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biyantooni

biyantooniyad | biyatooni | biyatooniyad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version