biyashuban
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bmay, -bantay; -bmi)1. Meel ku wada shumbid. 2. Hadal ama arrin dulucdiisa meel isugu aruurmid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh biyashuban ↴
biyashubmid [m.f.dh]
eeg biyashuban.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg