biyashubo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-btay, -batay)Ku b.: hadal arrin iwm dulucdiisa meel isugu uruurid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh biyashubo ↴
biyashubasho [m.f.dh]
eeg biyashubo. ld biyashubad.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg