Site icon Qaamuus

ereyga

biyo-dhuleed
(m.l) (-dyo, m.dh)

(jool.) Biyaha ku jira shirqadaha iyo jeexjeexyada yaryar ee dabaqadda carrada, kuwaas oo gala marka biyaha roobka oo ceelasha iyo ilaha sameeya ay hoos ugu dusayaan carrada.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh biyo-dhuleed

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version