Site icon Qaamuus

ereyga

Biyo-fadhis

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-syo, m.dh)

(juqr.) Jiid dhul jilcan oo qoyan, badanaa waa godantahay, mararka qaarkoodna dhammaanteed ama qayb ka mid ah ayaa biyaha ka hooseeysa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biyo-fadhis


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version