Site icon Qaamuus

ereyga

Biyo-fududayn

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(kiim.) Ka saaridda ayoonnada kaalsiyam, magniisiyam iyo feeram; iskudhis ahaan looga saaro biyaha ay ku milanyihiin; sidaa darteedna lagu yareeyo adkaanta biyaha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biyo-fududayn


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version