Site icon Qaamuus

ereyga

biyo-goboleed
(m.l) (-dyo, m.dh)

(siyaa.) Jiid-badeed ku qabsan xeebta oo loo aqoonsanyahay dhul ay leedahay ummadda xeebta deggani; maritaanka jiidda ee si nabad ah caadi ayaa loogu oggolyahay gaadiidbadeedka ummadaha oo dhan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh biyo-goboleed

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version