Site icon Qaamuus

ereyga

biyoculus
(m.dh) (-syo. m.dh)

Ceelasha la shubo meesha isha xigta.

biyoculus
(m.dh)

(kiim.) Diyuteeriyam ogsaydh: biyaha atamyadu haydarojiin ee ku jiray, 1H, ay beddeleen isku godka ka culus ee diyuuteeriyam, 2H, summaddiisuna tahay D. Waa hoor midab laawe ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh biyoculus

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version