Biyodhac
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-cyo, m.dh)(jool.) Dhicidbiyood degdeg ah, badanaa waxa sameeya sal dhadhaab adag ee marin webi, oo ufug ah ama tiiro hoosaad deggan, oo dul yaal dhadhaab jilicsan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biyodhac ↴
biyodhac-yar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg