Site icon Qaamuus

ereyga

Biyodhac-yar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(jool.) Meel ama meelo isdaba taxan oo ah biyo shub ama biyo shubyo aan sidaa u waaweynayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biyodhac-yar


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version