bod
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)1. Meel lagu taagnaa si dhaqso iyo xoog leh kor uga kicid iyaadoo lugaha hal mar la wada qaadayo. 2. Sac kudid (dibi). 3. Ka b.: wax qotoma dul marid iyadoo dhankeeda kale lagu dhacayo. 4. Kala b.: arrin iwm ku heshin waayid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bod ↴
boodid [m.f.dh]
eeg bod.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg