Bogsii
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)Wax buka caafimaadin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bogsii ↴
bogsiin | bogsiis | shaafi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg