Site icon Qaamuus

ereyga

boji
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)

Xaalad shaqo iyo dhib la'aan ku sugnaan (nafley); nasasho. ld baji, beji.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh boji

baji [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
ld boji.

bajiino [m.dh]
ld bojiino.

bajin [m.dh]
ld bojin.

beji [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
ld boji.

bejiino [m.dh]
ld bojin.

bejin [m.dh]
ld bojin.

bejis [m.l]
ld bojin.

bojiino [m.dh]
Xaalad shaqo iyo dhib la'aaneed oo nafley ku jirto; nasasho muddo laga nasto hawl. ld bojin.

bojin [m.f.dh]
eeg boji. ld bajiino, bajin, bejiino, bejin, bejis, bojiino.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version