Site icon Qaamuus

ereyga

bojiino
(m.dh)

Xaalad shaqo iyo dhib la'aaneed oo nafley ku jirto; nasasho muddo laga nasto hawl. ld bojin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bojiino

bajiino [m.dh]
ld bojiino.

bojin [m.f.dh]
eeg boji. ld bajiino, bajin, bejiino, bejin, bejis, bojiino.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version