boob
(m.l)1. Si sedbursi xoog iyo dhaqso leh oo hanti cid ka dhexeyso loo qaato. 2. Si xoog iyo sharcidarro ah oo hanti iwm loo qaato. 3. Baadariga ugu sarreeya Fatikaanka. 4. ld boobid.
boob
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-bay, -btay)1. Si sedbursi xoog iyo dhaqso leh hanti cid ka dhexeyso u qaadasho. 2. Si xoog iyo sharcidarro ah hanti iwm cid uga qaadasho. 3. Dedejin (cunid, socod, iwm).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh boob ↴
naastro [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Qalab hadalka iwm ku duuba cajaladaha. 2. Silsilad xabbadaha qorigu ku jiraan oo boobayaasha culus la geliyo. 3. Mullaax maro ah oo khad leh loo isticmaalo makiinadaha qoraalka.
aboobid [m.f.dh]
eeg abow.
afdabayl [m.l] (-lo, m.l)
Buntuq aan booba ahayn, dheer, oo kow iyo toban xabbadood qaada.
bililiqayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Hanti la boobayo in yar ka qaadasho.
bililiqo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Hanti yar oo meel la boobayo laga helo.
boobas [m.l]
Habaas; boor.
boobe [m.l] (-bayaal, m.l/dh)
1. Nooc banaatiiqda ka mid ah oo si daranddoori ah u dhaca. 2. Cayayaan yaryar oo gala iniinaha qaraha iyo sisinta oo bololiya.
boobid [m.f.dh]
eeg boob². ld boob¹ (4).