Site icon Qaamuus

ereyga

Boobe

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bayaal, m.l/dh)

1. Nooc banaatiiqda ka mid ah oo si daranddoori ah u dhaca. 2. Cayayaan yaryar oo gala iniinaha qaraha iyo sisinta oo bololiya.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga boobe

daballaab | girligaan | harqaboobe | hoobiye | mashiingaan | mataraariye | qaboobe |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version