Site icon Qaamuus

ereyga

boobsii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iiyay, -iisay)

Hawl si degdeg leh u qabasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh boobsii

boobsiin [m.f.dh]
eeg boobsii. ld boobsiis.

boobsiis [m.l]
ld boobsiin.

dhaqso [m.l]
1. (fk) Si degdeg ah; durba; si boobsiis iyo welwel leh. 2. ld dhaqsad.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version