Site icon Qaamuus

ereyga

Boodh

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dho, m.dh)

(baay.) Unug taran oo keligii kobci kara iyada oo aanu la kulmin unug kale oo taran b.ka waxa soo saara dhirta, fangiga, bakteeriyada iyo qaar ka mid ah borotosoowaha. B.ku wuxuu noqon karaa noole u eg waalidkii ama wuxuu mari karaa heer kale oo meerta nololeed.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga boodh

xabeed | artaraboodha | bacrimane saygot | boodhar | boolbare | boolbire | bootar | dhado | faxal |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version