Boodhar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Budo cad oo siigo ah udgoon oo waqtiga kuleylaha la marsado si ay dhidika u nuugto. ld boolbare, boolbire, bootar.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga boodhar ↴
boolbare | boolbire | bootar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg