Site icon Qaamuus

ereyga

boog-xiidmeed
(m.dh) (-dyo, m.dh)

(daaw.) Boog ku taal qayb ka mid ah xiidmaha (duodenum) waxaana keena asidhka caloosha. Waxaana u badan dadka noocooda dhiigga uu yahay kooxda “O”. Astaamaha: xanuun uurkujirtada marka calooshu marantahay; matagna waa jiri karaa.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh boog-xiidmeed

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version