Site icon Qaamuus

ereyga

boogadhaye
(m.l) (-yayaal, m.l/dh)

Qof boogaha iyo nabarrada fudud daaweeya. ld boogadhay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh boogadhaye

boogadhay [m.l]
ld boogadhaye.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version