Booti
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Arday hal fasal ama ka badan gudbin. 2. Ka b.: wax wax kale dul marin iyadoo dhankeeda kale lagu ridaayo. ld boodsii.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga booti ↴
bawne | booddo | boodsii | boodsiin | boodsiis | bootimaale | bootimaaleysad | bootimaaleysasho | bootimaaleysi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg