booy
(m.l)Ceel biyo badan leh.
booy
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-yay, -yday)ld ooy.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh booy ↴
ooy [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-yay, -yday; -yi)
Oohin sameyn. ld booy.
ooyid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ooy. ld booyid.
booyaamid [m.f.dh]
eeg booyaan². ld booyaan¹ (2).
booyaan [m.l]
1. Hadal badan oo aan duluc lahayn. 2. ld booyaamid.
booyaan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aamay, -aantay, -aami)
Hadal badan oo aan duluc lahayn ku hadlid.
booyad [m.dh] (-do, m.l)
1. Baabuur fuusto weyn xambaarsan oo biyaha, baasiinka, naaftada iwm lagu qaado. 2. Haan weynoo laba lugood oo kuwa baabuurta ah leh oo biyaha lagu kaydsado.
booyid [m.dh]
ld ooyid.
gabooy [m.l]
ld gaboy.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg