Site icon Qaamuus

ereyga

Booyaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Hadal badan oo aan duluc lahayn. 2. ld booyaamid.

Booyaan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aamay, -aantay, -aami)

Hadal badan oo aan duluc lahayn ku hadlid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga booyaan

booyaamid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version