Boqor
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)1. Nin madax u ah tol ama qaran oo xakunkiisu dhaxaltooyo yahay. 2. Maro dhuuban, dheer, qurux badan, dacallada bul ku leh oo haweenku dhexda ku xirtaan. 3. B. ah: neef riyo ah oo dhexda midab ku leh.
Boqor
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-qray, -qortay; -qri)Qof boqornimo u caleemo saarid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga boqor ↴
ubaxley | raani | taaj | xabagbarsho | alji | ammaan | artaraboodha | baashi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg