Site icon Qaamuus

ereyga

Boqorad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

Haweeney madax u ah tol ama qaran xukunkeedu dhaxaltooyo yahay; marantida boqorka.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga boqorad

raani | xabagbarsho | qaraar | soocelin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version