Boqortooyo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)1. Nidaam iyo xukun ka jira dal boqor u taliya. 2. Waddan boqor xukumo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga boqortooyo ↴
borotista | gabbaro | metasoowa |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg