Site icon Qaamuus

ereyga

boqran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Qof boqornimo loo caleemo saaray ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh boqran

boqranaan [m.dh]
eeg boqran. ld boqranaansho.

boqranaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld boqranaan.

islaaw [m.l] (-wyo, m.dh)
Qof ka dhashay qoyska boqran.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version