Site icon Qaamuus

ereyga

Borojekshan-sargo'an

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-no, m.dh)

(juqr.) Nooc khariidad brojekshan ah, taas oo u muuqata sida iyadoo galoobka laga arko fogaansho ma dhawaato ah, sidaas darteed hal galoob-badh ayaa lagu muujiyaa khariidad brojekshan. Fallaaraha ilayska ee borojekshanka samayntiisa saldhig u ah waa barbaro waxayna ku qotomaan sallaxa borojekshanka.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga borojekshan-sargo'an

borojekshan-sargo'an |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version