Boromiin
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(kiim.) Curiye hoor ah oo guduudan, firfircoonidiisuna heer dhexe tahay, kana tirsan haloojinnada (ururka VII ee tusaha kalgalka curiyayaasha).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga boromiin ↴
halojiin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg