Borotiin-bu'eed
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)(baay.) Iskudhis kasta oo laga helo unugyada noolaha kasta oo ka kooban asiidh bu'eedyo (DNA ama RNA) iyo borotiin isu tegay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga borotiin-bu'eed ↴
borotiin-bu'eed |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg