Site icon Qaamuus

ereyga

Borotobalaasam

Qaabnaxa: m.u Isrogrogga:

(baay.) Walax miromiro leh ee ka kooban muxtawiyaadka nool ee unugga. Taa waxa looga jeedaa walxaha ku jira unugga oo dhan marka laga reebo daloollada waaweyn iyo walxaha markaa soo gelay ama la qashin saarayo. Waxay ka koobantahay bu'dhex taalla saytobalaasam xab oo kale ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga borotobalaasam

balaasmoodiyam |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version