Site icon Qaamuus

ereyga

Borotoon

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

(kiim.) Saxar asaasi ah oo leh saldanab togan. B.nnadu waa iniin-bu\'eedyo laga helo dhammaan bu\'leyda.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga borotoon

kaaliyam | bu' | curiye | diyuuteeriyam | fallaadh-cireed | isku-god | niyuuratoon | saldanab | tiro atameed |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version