Site icon Qaamuus

ereyga

Botani

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Barashada cilmiyaysan ee dhirta oo ay ka mid yihiin anatamiga, morfoolojiga, bayookimistariga, abla-ablaynta, saytoolajiga, hiddo-barashada, ikoolojiga, tadawurka iyo filiqsanaantooda juqraafiyeed.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga botani

diir-hoose | ruqur | toobin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version