Site icon Qaamuus

ereyga

Bow

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Jug; b. sii: qof wax ku dhufasho. 2. (sh.r) B. dheh: cod lagu muujiyo dhufashada.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bow

aagga-qabow | taf | xaasaanqabow | xabow | afar-madaxle | afarsuulle | awdmid halbowle wadne | baambow | barashada gabowga | barijab |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version